War Deg Deg ah: Warar sheegaya in Beri ay ciid tahay iyo Sacuudiga oo ufadhiya
07/08/2013 19:01
Warar aan la xaqiijin oo ay tabiyeen saxaafada Sacuudiga ayaa sheegaya in dalkaas laga arkay bisha Shawaal isla markaana ay beri tahay maalinta koobaad ee ciida
Hase ahaatee ma jirto war sugan oo kasoo baxay dowlada Sacuudiga, waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan ay ku dhawaaqaan natiijada...